"C/raxmaan Guri-barwaaqo, waxa uu ka mid
yahay dadka tiroda-yar ee maskaxdiis, magaciisa, maalkiisa iyo
muruqiisaba u huray dadka, dawlada iyo dalka J. Somaliland ee...... " Cali
-
Aduun-yooy Xaalkaa ba'e, Ninkii odayga ahaa ee Guri-barwaaqo ma tanaa u
dambaysay!!!! Yaabka yaabkiisa, waxan is-waydiiyaa oo aan kas iyo
fahmo-ba u waayay, sababta dadka reer Somaliland ay ugu dhiiran yihiin
baabiinta iyo baqsida nin-regeedkooda? Ee taas bedelkeedase ay uga
maagaan inay laba-eray ku tuuraan cadawgooda iyo kuwa cidhbaha gooya???